MAQAL waa app-ka rasmiga ah oo aad ka heli kartid maktabada ugu qanisan ee Buugaagta Codka ah, Riwaayadaha xiisaha badan iyo Podcasts-ka garaad-dhiska ah ee afka Soomaaliga.
Mawduucyo Cod ah
Xalqadood (Episodes)
VIP Bishii
Maktabad dhammaystiran oo ku wada hadlaysa af-Soomaali, isla markaana laga heli karo nuxur gaar loo xushay.
Dhegeyso buugaagta ugu akhriska badan aduunka iyo kuwa dalka oo cod heersare ah ku duuban.
Falanqeyn cilmiyeed iyo wada-sheekeysi lagula lafagurayo mawduucyada Ganacsiga, Tignoolajiyada, iyo horumarka shaqsiga.
Kubilaabo VIP flat rate aad u jaban si aad u heshid xorriyadda dhegaysiga dhammaan cutubyada.
Dhegeyso, baro, kuna raaxayso codka iyo garaadka meel walba oo aad joogtid. Guji badhanka hoose si aad u kala soo degtid file-ka Android APK rasmiga ah.
📥 Soo Degso APK (Direct Download)