Haddii aad go'aansato inaad tirtirto akoonkaaga MAQAL, dhammaan macluumaadkaaga hoos ku xusan waa la tirtiri doonaa gebi ahaanba:
⚠️ Tallaabadan dib looma soo celin karo marka la xaqiijiyo.
Haddii aadan gali karin akoonkaaga ama aad rabto in maamulku gacanta kuugu tirtiro, toos noola soo xiriir WhatsApp adigoo sheegaya lambarkaaga:
💬 Kala Xiriir WhatsApp (+252 61 441 7875)